Dib u habayn Ceelka Rakoraaxo

Dib u habeen aan ku sameenay ceelka Rakoraaxo waxaan ku xirnay solar system waxaan mashruuca ku deeqay ARC waxaan fulisay Qorraxmaal solar company . Ceelkani waxa uu kamid yahay ceelasha ugu bdhaadheer dalka kaas oo ay shirkada qorraxaal ku xidhay solar taas oo halkii matorka u bedeshay siwacana u anfacday maadama ay shidaal iyo filter la bedelaya aanubjiro deganka ceelkani ku yaalo waa degmada #Rakoraaxo ee gobolka karkaar

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *