ceel dhuure

Waa ceel kamida ceelasha ay shirkada qorraxmaal Solar company ka hirgelisay gobolka Karkaar gaar ahaan juure iyo laasadawaco dhexdeeda loona yaqaan ceel dhuure Qorraxmaal waxad heli kartaa solar system aad us isticmaalisid gurigaa meheradaa iyo ceelkaaga aadna kaga maarmi kartid matoor iyo koronto kaleba hadaba nagusoo booqo xarumahayga kala ah #bosaso_airport_road +252-907797052 ‘ 907775770 #hargaysa_jigjiga_yar…

Inverter

Waxay idiin haysaa Qorraxmaal solar company inverter – Dabka solarka badalay – kaaso lagu istecmaalayo ceelasha biyaha . Booqo xarunta kugu dhawo ee Qorraxmaal solar company . Bosaso tell :- +25290-7797052 , 907775770 Hargaysa tell :-+252-634362525 , 907728800

Dib u habayn Ceelka Rakoraaxo

Dib u habeen aan ku sameenay ceelka Rakoraaxo waxaan ku xirnay solar system waxaan mashruuca ku deeqay ARC waxaan fulisay Qorraxmaal solar company . Ceelkani waxa uu kamid yahay ceelasha ugu bdhaadheer dalka kaas oo ay shirkada qorraxaal ku xidhay solar taas oo halkii matorka u bedeshay siwacana u anfacday maadama ay shidaal iyo filter…

Solar LED Street Light

Macmiil ku soo dhawoow Qorraxmaal Solar Company Waxaan idiin haynaa street light nocyo kale duwan kuwaaso tayadood lagu hubo . Kale xiriir xarumaha Qorraxmaal Solar Company ama ka waca tell soo socda Tell :- +252 – 90 – 7797052, 90- 7799559, 90-7775770 ama [email protected] Model :- HZ-TY 002 (60W)