ceel dhuure

Waa ceel kamida ceelasha ay shirkada qorraxmaal Solar company ka hirgelisay gobolka Karkaar gaar ahaan juure iyo laasadawaco dhexdeeda loona yaqaan ceel dhuure Qorraxmaal waxad heli kartaa solar system aad us isticmaalisid gurigaa meheradaa iyo ceelkaaga aadna kaga maarmi kartid matoor iyo koronto kaleba hadaba nagusoo booqo xarumahayga kala ah #bosaso_airport_road +252-907797052 ‘ 907775770 #hargaysa_jigjiga_yar…