Dib u habayn Ceelka Rakoraaxo
Dib u habeen aan ku sameenay ceelka Rakoraaxo waxaan ku xirnay solar system waxaan mashruuca ku deeqay ARC waxaan fulisay Qorraxmaal solar company . Ceelkani waxa uu kamid yahay ceelasha ugu bdhaadheer dalka kaas oo ay shirkada qorraxaal ku xidhay solar taas oo halkii matorka u bedeshay siwacana u anfacday maadama ay shidaal iyo filter…